Rooble & Cali Guudlaawe oo ka wadahadlay kursiga Fahad Yaasin iyo qodobo kale (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Somalia Mudane Maxamed Xusseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxweynaha dowlad-goboleedka Hirshabelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe. Rooble iyo Guudlaawe ayaa ka wada hadlay dhammeystirka kuraasta Golaha Shacabka ee weli ku harsan Hirshabelle iyo qodobo kale oo ku saabsan xaalada siyaasadeed ee dalka. Ra’iisul Wasaaraha Somalia Mudane Maxamed Xusseen Rooble ayaa ka dalbaday … Continue reading Rooble & Cali Guudlaawe oo ka wadahadlay kursiga Fahad Yaasin iyo qodobo kale (Sawirro)